Akhriso-Muuqaal: Rooble oo ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil.

14 Sept 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinayo baarista Kiiska Ikraan Tahliil, kaas oo jawaab u ah wareegtadii uu guddiga ugu magacaabay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.


Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed .



Puntlandes.com

About The Author