Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ooa soo saaray shaxda isusoo baxyada Ururadda Siyaasadda ee Puntland

18 Sept 2021 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray shaxda isusoo baxyada Ururadda Siyaasadda ee Puntland oo bilaamandoonta 26/09/2021.

Shaxda liiskaan oo lagu soo dhisay qori tuur ayaa Urur walba yeelandoonaa 3 beri oo kala duwan oo uu samaysan karo banaanbaxyo waaweyn oo qayb ka ah ololaha ururka ee doorashooyinka 3 degmo ee Qardho. Eyl iyo Ufeyn.

Hoos shaxda ka akhriso:

Puntlandes.com

About The Author