WAR DEG DEG: Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo dawlada Gaas oo Garowe ka bilowday

Wararka iminka aanu ka helayno Caasimadda Puntland ee Garowe  ayaa sheegaya in Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu halkaas ka bilowday.

Banaanbaxan oo ay soo abaabuleen shacab ka Caraysan Xukuumada uu hogaamiyo Gaas ayaa waxay ku dhawaaqayaan erayo lid ku ah oo ay ka mid yihiin doonimayno Xafladjoog, No Gaas iyo erayo kale oo ka dhan madaxweyne Gaas.

Faahfaahin kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author