Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo Cumar Cabdullahi Maxamed (Farawayne) u magacaabay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo duqa Magaalada.

30 Okt 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Ahmed Maxamed Islaam ayaa Cumar Cabdullahi Maxamed (Farawayne) u magacaabay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo duqa Magaalada.

Cumar Farawayne ayaa dawladdii uu madaxweynaha ka ahaa Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxa uu kasoo noqday gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo taliyaha ciidanka kaydka dawladda Puntland.

Puntlandes.com

About The Author