Sawirro: Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah

28 Nov 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah.

Munaasabadda xarij jarka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Cadaaladda, Saraakiisha Ciidamada Asluubta iyo Booliska Puntland iyo martisharaf kale.


Puntlandes.com

About The Author