Puntland oo shaacisay Qaybtii 2aad ee Doorashada kuraasta Golaha Shacabka

18 Jan 2022 (Puntlandes) Puntland ayaa shaacisay qabashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Puntland ayaa shaaciyay 11 kursi oo kamid ah Baarlamanka Federaalka Soomaaliya sida lagu soo bandhigay bogga Guddigaas.

Horayna waxay Puntland u shaaciusay 10 kursi oo dhawaan la qabanayo doorashadooda sidaasna waxay Puntland ku dhamaystirtay shaacinta kuraastii lagu qabanayey Garowe oo ahaa 21 kursi.

About The Author