Puntland: Musharaxiinta buuxiyeen Shuruudaha iyo habraacii looga baahnaa doorashada golaha Shacabka Dowladda Federaalka Somalia oo la shaaciyey

21 Jan 2022 (Puntlandes)Guddiga Maamulka Doorashada heer Puntland SEIT ayaa soo gudbiyey qaybta 1aad ee xubnaha u sharaxan Doorashada Golaha Shacabka Dowladda Federalk Somalia kuwaas oo buuxshay Shuruudihii iyo habraacyadii looga baahnaa.

Musharaxiinta uu sheegay Guddigu inay buuxiyeen Shuruudaha iyo habraacii looga baahnaa doorashada golaha Shacabka Dowladda Federaalka Somalia ee ka dhicidoonta Garowe ayaa waxaa ugu cad cad:

1-Cabdi ibraahim warsame

2- Cali Yusuf Ali Xoosh

3- Abdullaahi Xassan Rooble:

4- Abdullaahi Bidhaan Warsame

5- Axmed Taajir.

About The Author