DEG DEG-Akhriso: War-murtiyeedka laga soo saarey shirka Garowe

War-murtiyeedka oo nuqul kamid ah Warbaahinta Puntlandes heshay waxaa laga aqriyey shir-saxaafadeed ay si wadajir ah goor dhow madaxtooyada Puntland ee Garowe ugu qabteen Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuuud, Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan, iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shiriif Xasan Sheekh Aadan.

Qodobada ku xusan war-murtiyeedka ayaa kala ah:

  1. Fulinta heshiisyadii horay loo gaarey
  2. Dastuurka iyo arrimaha federaalka
  3. Dhismaha maamullada qaybta ka noqonaya federaalka.
  4. Higsiga 2016
  5. Amniga
  6. Qaybsiga khayraadka dabiiciga ah
  7. Baahinta maamulka

Halkan ka akhriso war-murtiyeedka

 

 

4

5

Puntlandes.com

About The Author