Skip to content

Primary Menu

  • Hem
  • News
  • Mashruuyada Horumarinta
  • Nagala soo xiriir
  • Hiigsiga Puntlandes
  • Home
  • Alshabaab oo weerartay deegaanka Af-Urur
  • Wararka maanta

Alshabaab oo weerartay deegaanka Af-Urur

puntlandes 27 March, 2022
2ai

27 Marso 2022 (Puntlandes) Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland ayaa ka hortagay weerar ay maleeshiyaad kamid ah kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab ku soo qaadeen deegaanka Af-Urur.

Dagaal dhexmaray Ciidanka Difaaca Puntland iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab, ayaa lagu gaarsiiyay khasaare xooggan Argagixisada. Meydadka tiro kamid ah maleeshiyaadka Argagixisada ah ayaa daadsan agagaarka deegaanka Af-Urur, waxaana weli soconaya howlgal sifeyn ah oo ay wadaan Ciidanka Dawladda Puntland.

About The Author

puntlandes

See author's posts

Post navigation

Previous: Sawirro: Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka oo salaadda Janaasada ku tukaday maydka AUN xildhibaan Aamino
Next: Daawo Muuqaal: Madaxweyne Laftagareen “anagoo 77 xildhibaan leh, ma rabno sanadaan in nala hogaamiyo”

More Stories

1a1b2
  • Wararka maanta

Maxkamadda Sare: Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday wuxuu dhaawacay Madaxbannaanida Garsoorka, Sarreynta sharciga……

puntlandes 26 November, 2026
1a1a18
  • Wararka maanta

Muuqaal: Hadaljeedintii Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee Dhagaxdhiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo

puntlandes 25 November, 2026
1a1a
  • Wararka maanta

Muuqaal-Sawirro: MD Den oo si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo

puntlandes 25 November, 2026

Somali Radio/Tv

Dhagayso VOA  
  •  Idaacada Subaxnimo
  • Idaacadda. Galabnimo
  • Idaacadda Fiidnimo
 
  • Caawa iyo Caalamka
  • Dunida iyo Maanta
  • Idaacadda Duhurnimo
  • Idaacadda Subaxnimo
  • Radiyomuqdisho
  • TV Live
  • PUNTLANDES YOUTUBE

SOMALI LINKS

  • Puntlandtimes NEW
  • Puntlandes
  • Allgalgaduud
  • Aminarts
  • Allsanaag
  • BBC Afka Soomaaliga
  • Borama News
  • Caasimada
  • Dayniile
  • Garowe Online
  • Golaha1960
  • Hadaaftimo
  • Hadhwanaag News
  • Halgan net
  • Hiiraan
  • Horseedmedia
  • Idilnews
  • Idiltv Youtube
  • Jowhar
  • Jubbaland24
  • Kalsan TV
  • Oodwayne News
  • Pedan
  • Puntlandes
  • Puntlandtimes
  • Puntlandes YOUTUBE NEW
  • Puntland TV Youtube
  • Puntland observer
  • Puntlander
  • Puntlandi
  • Puntlandpost
  • Radio Daljir
  • Radio Muqdisho
  • Qudusonline
  • Quraan
  • SBC TV
  • SBC TV Youtube
  • Shabelle
  • Somali Cable Youtube
  • Somali Channel Youube
  • Somalitalk
  • Star TV Youtube
  • Togdheer News
  • VOA Somali
  • Waaga cusub
  • Wardheer News
  • Xaysimo
  • You may have missed

    1a1b2
    • Wararka maanta

    Maxkamadda Sare: Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday wuxuu dhaawacay Madaxbannaanida Garsoorka, Sarreynta sharciga……

    puntlandes 26 November, 2026
    1a1a18
    • Wararka maanta

    Muuqaal: Hadaljeedintii Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee Dhagaxdhiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo

    puntlandes 25 November, 2026
    1a1a
    • Wararka maanta

    Muuqaal-Sawirro: MD Den oo si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo

    puntlandes 25 November, 2026
    1a1a5
    • Wararka maanta

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf oo warqad u direy RW Xamse “Waxaa lagu farayaa in aadan samayn, Magacaabis cusub, Xil-qaadis, ma geli kartid heshiis, ma qaadan kartid deyn… waxaa lagaa doonayaa in aad 90 beri ku qabato doorasho”

    puntlandes 25 November, 2026
    1a1a1
    • Wararka maanta

    Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Dowladda hoose Garowe & Madaxda Shirkadaha NECSOM & NUWACO

    puntlandes 25 November, 2026
    Copyright © All rights reserved. | CoverNews by AF themes.