Sawirro: Murashax Madaxweyne Deni oo qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

10 May 2022 (Puntlandes) Murashaxa Madaxweynaha Soomaaliya isla markaasna ah madaxweynaha dawladda Puntland mudane Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Musharaxa ayaa Guddiga Doorashada Madaxweynaha la wadaagay Qorsheheena Siyaasadeed ee ku dhisan Amni, Adeeg iyo Ammaano.

About The Author