Daawo Muuqaal: 4ta musharax ee u gudubtay wareega 2-aad iyo natiijada wareega 1aad

15 May 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sh. Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta wareega 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha, asigoona sheegay musharaxiinta u gudbay wareega 2-aad.

Doorashada Madaxweynaha oo ay ku tartameen 36-Musharrax ayaa waxaa wareega 1-aad u soo Gudbay Musharraxiin 4-ah:

1- Saciid Cabdullahi Dani 65

2-Maxamed Cabdullahi Farmaajo 59

3-Xasan Shiikh Maxamuud 52

4-Xasan Cali Khayre 47

Sida uu ku dhawaaqay Guddigga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxweynaha

Natiijada wareega koowaad waxaa loo kala helay sidaan.

Deni 65

Farmaajo 59

Xasan Sheekh 52

Kheyre 47

Sheekh Shariif 39

CCW 15

Cosoble 12

Gees 8

Bashiir 2

Ablaal 2

Cabdinur 2

Xaaf 1

Fowsiyo 1

Taabit 1

Saciid Ciise 1

Waxaa jira codad badan oo si ula kac ah loo xumeeyey.

16 musharax ayaa ugu yaraan hal cod helay halka toban musharax ay waxba heleen.

About The Author