Agaasimihii waaxda Barakacayaasha Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ee Puntland oo lag dilay

22 May 2022 (Puntlandes) Waxaa Xero ka mid xerooyinka barakayaasha ee magaalada Gaalkacyo lagu dilay Sakariye Saciid, oo ahaa Agaasimihii waaxda Barakacayaasha Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ee Puntland.

AUN Sakariye ayaa waxaa dilay koox hubeysan, iyagoo kadibna goobtii ay ku dileen ka baxsatay.

Marxuumka ayaa caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wxuuuna ka mid ahaa dhalinyarada hal doorka ee ku dhaqan magaaladaasi.

About The Author