Daawo Muuqaal Madaxweyne Muuse Biixi “Xisbiyada mucaaridka sharciga ayaa lala tiigsanayaa”

22 May 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland isla markaasna ah gudoomiyaha Xisbiga talada haye ee Kulmiye Muuse Biixi oo ka hadlayey sanad guuradii 20aad ee aasaaskii Xisbiga Kulmiye ayaa eedayn culus u jeediyey labada Xisbi ee mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI.

Madaxwey Biixi ayaa yir i”Xisbiyada mucaaridka sharciga ayaa lala tiigsanayaa”, wuxuuna sheegay in la furayo Ururada aana loogu dulqaadan doonin inay sharciga baalmaraan.

About The Author