Rooble oo kala diray Guddiyaddii doorashada dadban

29 May 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii.

Kala dirida guddiga ee Rooble ayaa ku soo aadaysa iyadoo ay Guddiga doorashooyinka ee heer federaal, FEIT, ay qorshaynayeen inay fasaxaan Kursiga HOP086 ee laga xanibay Fahad Yasin, halkaan ka akhriso

About The Author