Sawirro-Muuqaal: Deni oo xuska1da July 2022 “Wixi dhacay ka shalaayimeyno iskuna canaananmayno Qadar Eebbe ayey ahay”

01 July 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo xalay xarunta Madaxtooyada kaga qeybgalay munaasabadda 1-da Luulyo oo la xusayo sannad guuradii 62-aad ee kasoo wareegatay markii ay xorriyada qaateen Gobollada Koonfureed ee dalkeena, midowgii Waqooyi iyo Koonfur iyo curashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya 1-dii Luulyo 1960-kii ayaa jeediyeu khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Madaxweyne Deni ayaa ku dheeraday xaalada dalku iminka ku jiro ayaa yiri “Wixi dhacay ka shalaayimeyno iskuna canaananmayno Qadar Eebbe ayey ahay”

About The Author