Akhriso Beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub

02 Aug 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa la shaaciyey ayaa intooda badan waxay yihiin saaxibada aadka ugu dhow madaxweyne Xasan Sheekh.

Hoos ka akhriso magacyada xubnaha la magacaabay iyo Beelahooda:

1-Saalax Axmed Jaamac: Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Garxajis/Isaaq/Dir
2-Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur: Wasiirka Awqaafta & Diinta, Leesaan/Digil & Mirifle
3-Xasan Macallin: Wasiirka Cadaaladda & Dastuurka, Murusade/Sabti/Hawiye
4-Axmed Macallin Fiqi: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Sacad/ Habargidir/Hawiye
5-D. Cilmi Maxamud Nur: Wasiirka Maaliyadda, Samaroon/Dir
6-C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac): Wasiirka Gaashaandhigga, Jiroon/Digil & Mirifle
7- Abshir Cumar Huruuse: Wasiirka Arrimaha Dibadda, Majeerteen/Daarood
8-Faarax Sheekh C/qaadir: Wasiirka Waxbarashada, Reer Aw-Xasan/Beesha 5aad
9-Maxamud C/raxmaan Beena-Beene: Wasiirka Qorsheynta, Baadicadde/ Hawiye
10-Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka,  Warsangeli/Daarood
11-Fardowsa Cismaan Dhoore: Wasiirka Gaadiidka Cirka & Dhulka, Leelkase/Daarood
12-Jaamac Xasan Khaliif: Wasiirka Boosatada & Isgaarsiinta, Dhulbahnte/Daarood
13-Xasan Xuseen Eelaay: Wasiirka Xananaada Xoolaha, Eelay/ Digil & Mirifle
14-Jibriil C/rashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha.
15-Ismaaciil Sheekh Bashiir: Wasiirka Howlaha Guud & Guryenta, Habarjeclo/Isaaq/Dir
16-Khadiija Maxamed Diiriye: Wasiirka Haweenka, Yaxar/Beesha 5aad
17-Dr C/risaaq Cumar Maxamed: Wasiirka Batroolka & Macdanta, Xawaadle/Hawiye
18- Maxamuud Doodishe: Wasiirka Amniga Gudaha, Mareexaan/Daarood
19-Axmed Madoobe Nuunoow: Wasiirka Beeraha & Waraabka, Dabare/Digil & Mirifle
20-Dr Cali Xaaji Aadan: Wasiirka Caafimaadka, Gaaljecel/Hawiye
21- Axmed Xasan Aadan: Wasiirka Kalluumeysiga  & Kheyeaadka Badda, Dir
22-Daa’uud Aweys: Wasiirka Warfaafinta, Jareer/Beesha 5aad
23-Biixi Iimaan Cige: Wasiirka Shaqada & Shaqaalaha, Garxajis/Isaaq/Dir
24-Jaamac Taqal: Wasiirka Korontada & Biyaha, Biyamaal/Beesha 5aad
25-Maxamed Barre Maxamud: Wasiirka Dhallinyarada & Ciyaraaha, Ajuuraan/Beesha 5aad
26-Khadiija Al-Makhzuumi: Wasiirka Bay’adda & isbddelka Cimiladda, Reer Xamar/Beesha 5aad

About The Author