Booliska Somaliland oo xiray saddex siyaasi oo ka tirsan xisbiga Waddani

08 Aug 2022 (Puntlandes) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Xabsi u taxaabay saddex siyaasi oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ee WADDANI.

Sadexdaan siyaasi ayaa kala ah:

1. Mawliid Qaro

2. Yasuf Tadhase

3. Mukhtaar Mingiste

Xisbiyadda mucaaradka ee UCID iyo WADDANI ayaa ku dhawaaqay inay maalinimada khamiista oo ku beegan 11ka Agoosto inay qabanayaan Banaanbax ay uga soo horjeedaan madaxweyne Muuse Biixi oo ay ku eedeeyeen inuu doorashada diidan yahay inuu qabto.

About The Author