Sawirro: Wafti hor dhac u ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Garowe soo gaaray

1aa1c1-1

24 Aug 2022 (Puntlandes) Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xassan Shire Cabdi iyo qaar kamida Golaha Xukuumadda Dowladda ayaa Garoonka diyaaradaha Gen Maxamed Abshir, ku soo dhaweyay Waftu u hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse.

Waftigan oo ka yimi Muqdisho ayaa hor dhac u ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la filayo in uu Puntland booqasho ku yimi maado.

About The Author