Sawirro-Muuqaal: Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidan Asluubta Puntland iyo ku xigeenkiisa kadibna—

18 Sept  2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa kulan kula qaatay Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug Taliyaha Ciidan Asluubta Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Kulankaan waxaa qayb ka ahaa Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug iyo Taliyaha Xabsiga Magaalada Gaalkacyo kulan ka kadib Masuuliyiinta ayaa Kormeer ku tagay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Gaalkacyo iyagoona ukuur galay Xafiisyada, Dhismaha iyo Xaalada Maxaabiista Xabsiga.

About The Author