Daawo Muuqaal: Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyay inaysan Doorashada Madaxtooyada ku qaban Karin 13ka nov 2022

24 Sept  2022 (Puntlandes)  Gudiga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in aanay Doorashada Madaxtooyada qaban karin wakhtigii loo asteeyey oo ku beegan 13 November 2022ka, ku dhawaaqistaas ayaa albaabka u furi doonta muddo kordhin loo sameeyo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biihi.

Gudiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay u baahan yihiin muddo 9 bilood ah oo ka bilaabanaysa 1 oktoober 2022.

About The Author