Sawirro: Madaxweynaha Dowlad Degaanka Somalida oo gaaray Garacad

22 Okt 2022 (Puntlandes) Waxaa gaaray Degaan xeebeedka Garacad ee Gobalka Mudug wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Degaanka Somalida Mustafe Muxummed Cumar (Cagjar)oo ka qaybgalaya Xarigjarka wajiga koowaad ee Dekeda Garacad.

Wafdiga ayaa Garoonka Diyaarada Degaanka Garacad waxaa kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Xubno kamida labada Gole ee Maamulka Puntland.

About The Author