Golaha Wadatashiga Waxgaradka Puntland oo soo jeediyey in dib loo dhigo Diiwaangelinta codbixiyaasha ee Doorashada Puntland, kuna baaqay……

04 Dec 2022 (Puntlandes) Golaha Wadatashiga Waxgaradka Puntland ayaa soo jeediyey in dib loo dhigo Diiwaangelinta Dadwaynaha ee Doorashada Puntland waxayna ka digeen khalalaaso siyaasadeed uu dalka geliyo madaxweyne Deni.

Sidoo kale golaha ayaa wuxuu ugu baaqay madaxweyne Deni in doorashada Puntland ay ka dhacdo waqtigeeda, 8da janaayo 2024ta, si dalka looga ilaaliyo xasilooni la’aan.

Golaha ayaa taageeray qodabadii kasoo baxay shirkii Ururada siyaasadda Puntland qodobadii kasoo baxay halkaan ka akhriso

About The Author