Madaxwayne Xasan Sheekh Bilad sharaf dhiirigelinta Dhsiamaha Dekedda Garacad

17 Dec 2022 (Puntlandes) Maalgashadayaasha iyo Taageerayaasha Mashruuca Garacad ee dhismaha Dekadda iyo Waddada isku xirta Garacad iyo Galdogob oo kula kulmay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Minnesota ee Dalka Maraykan ayaa gudoonsiiyey Bilad Sharaf.

Madaxwaynaha ayaa Bilad sharafta ku mutaystay dhiirigelinta Dhsiamaha Dekedda Garacad iyo waddadaas.

About The Author