Muuqaal: Madasha Siyaasiyiinta Puntland oo Garowe looga dhawaaqay War-saxaafeedna ka soo saartay xaaladda Puntland

03 Jan 2023 (Puntlandes) Madasha Siyaasiyiinta Puntland oo Garowe laga dhawaaqay ayna ku midaysan yihiin Siyaasiyiin Puntland xilal ka soo qabtay, kuwo dawladda Federaalka xilal ka soo qabtay iyo Aqoonyahano reer Puntland ayaa madaxwayne Deni ugu baaqay in uu joojiyo diiwaan galinta Hubaysan.

Madashu waxay sheegtay masuuliyada wixii dhibaato ah ee ka dhasha diiwaan galinta hubaysan in uu qaadi doono madaxwaynuhu.

About The Author