Muuqaal: Wasiir Maxamed Kaahin “Nabadgalyada Laascaanod cidna kusii daynmayno doonaysa inay caruurta & maatada qaxiyaan”

02 Feb 2023 (Puntlandes) Maamulka Somaliland ayaa munaasibad lagu xusayo aasaaskii Ciidamadooda ku qabtay xerada Ciidankooda ee Goojacadde oo ku taala duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin oo khudbad dheer ka jeedoiyey munaasabadda ayaa ku dheeraaday arinta magaalada Laascaanood iyo kacdoonka shacab ee ka bilowday sanadkii hore dabayaaqadiisii.

Wasiir Kaahin ayaa yiri “Nabadgalyada Laascaanod cidna kusii daynmayno doonaysa inay caruurta & maatada qaxiyaan”

About The Author