Muuqaal: Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay dagaalka ka socda Laascaanood iyo khasaaraha uu gaystay baaaqna u diray..

22 Feb 2023 (Puntlandes) Garaad Jaamac Garaad Cali oo saxaafadda kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada iyo khasaaraha uu gaystay baaaqna u diray ummadda Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka.

Garaad Jaamac ayaa caddeeyey inay marayso dhimashadu150 qog halka uu dhaawaca ku sheegay inuu ku dhow yahay 500 qof.

Garaad Jaamac Garaad Cali ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka baaq u diray ayaa yiri ”cidda qaldan waa in loo sheego oo la cambaareeyaa la yiraahdaa jooji dagaalka”

About The Author