Hargaysa oo lagu Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland oo kasoo jeeda Laascaanood

21 March 2023 (Puntlandes) Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa waxaa lagu dilay Cabdullaahi Cali Axmed (Tarabi) oo kamid ahaa Ciidanka Booliska magaalada Hargeysa, kasoo jeeday magaalada Laascaanood.

Ujeedada loo dilay ayaa lagu sheegay sabab la xariirta Aanaysi la xariirta dagaalada kasocda Laascaanood awgeed.

C/Laahi Cali Quule oo nin dhalinyaro ahaa ayaa ku dhashay kuna barbaaray Hargaysa ayaa dilkiisa waxaa gaystay Askari maalmo ka hor laascaanood lagu dilay aabihii iyo walal kiis.

About The Author