Akhriso: Siyaasiyiinta Gobolka Mudug oo ku baaqay in Xukuumadda Puntland joojiso doorashada Golayaasha Deegaanka

18 May 2023 (Puntlandes) Shir wadatashi oo  muddo sadex cisho uga socday Siyaasiyiinta Gobolka Mudug oo caawa soo gabagaboobay:

  1. Waxay cambaareeyeen dirirtii ku Caaasimadda Puntland ku dhexmartay labada cutub oo Ciidamada Puntland ka mid ka ah.
  2. Waxay hay`addaha Puntland gaar ahaan Ciidamada ugu baaqeenn inay dhexdhexaad ka noqdaan arimaha taagan
  3. Waxay ku baaqeen in la joojiyo doorashada ay xukuumadda madaxweyne Deni mudaysay 25ka bishaan
  4. Waxay digniin u direen madaxda sare ee dawladda Federaalka Soomaaliya

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka:

About The Author