Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ku aaday dalka isu tagga Imaaraadka Carabta

22 May 2023 (Puntlandes) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saaka safar ku aaday dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, safarkaan ayaa ah mid qarsoodi ah oo aan si rasmi ah loo shaacin, waana safarkii afaraad oo Madaxweynuhu ku tago dalkaas muddo sanad ah oo uu xafiiska joogo.

Safarkan uu saaka ugu ambabaxay Imaaraadka Carabta ayaa ku soo aaday maalmo kaddib markii uu booqasho rasmi ah ku tagay dalka Qatar oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

About The Author