Sawirro: Puntland oo ay ka qabsoontay doorasho qaar ka mid degmooyinkeeda

25 May 2023 (Puntlandes) Puntland ayaa waxaa ka qabsoontay maanta, 25ta May 2023ka, doorasho qaar ka mid degmooyinkeeda.

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa sheegay inay ka qabsoontay 30 degmo oo ka mid ah degmooyinka Puntland iyadoo ay jiraan kuwo kale oo aysan ka qabsoon.

Doorashaan ayey shacabku ku dooranayaan golayaasha deegaanka ee degmooyinka ay ka qabsoontay.

About The Author