24 May 2023 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa Warsaxafadeed uu soo saaray ku joojiyey doorashada qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Nugaal.
Degmooyinka la joojiye ayaa kala ah:
1-Degmada Garowe
2-Degmada Dangorayo
3-Degmada Godobjiiraan
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka: