Safaarada Maraykanka ee Muqdisho oo cabasho rasmi ah u gudbisay wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya

27 May 2023 (Puntlandes) Safaarada Maraykanka ee Muqdisho ayaa cabasho rasmi ah, u gudbisay wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya.

Cabashada ayaa ka danbaysay kadib markii Ilaalada Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay Handadaad iyo aflagaado u geysteen ciidamada amniga xarunta Safaarada Maraykanka, maalintii laqabanayey xaflada sagootinta safiirkii hore ee USA.

About The Author