Khadar Faroole oo Garoonka diyaaradaha Garowe loo diiday inuu ka dhoofo

31 May 2023 (Puntlandes) Ergayga gaarka ah Ganacsiga iyo Maalgashiga Madaxwahnaha Federaalka Khadar Faroole oo ka ka mid ahaa Siyaasiyiinta dhawaan warankooda laga noqday ayaa dawladda Puntland u diiday inuu Garoonka diyaaradaha Garowe ka dhoofo.

Falkaani waxa uu muujinayaa in Madaxwayne Deni uu dib u soo celiyey Waarankii Siyaaadeed ee Xeer ilaalinta Puntland Dhawaan shaacisay iay ka noqotay siyaasiyiin uu Khadar ku jiro.

About The Author