Abdiweli Timacadde oo Xukuumada Somalia u magacawday Maareeyaha Hey’adda Diiwaangelinta & Aqoonsiga Dadweynaha

08 June 2023 (Puntlandes) Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa asixiyay magacaabista Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha (National Identification and Registration Authority).

Cabdiweli Timacadde ayey Agaasimaha guud ee hay’adda u magacaabeen, Maareeyaha ayaa horay u soo noqday Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Puntland isagoo iska casilay kadib guuldaradii olaolihii Siciidfd D4ni ee madaxweyanaha Soomaaliya ee doorashadii 15 May 2022.

About The Author