Imtixaankii Shahaadiga ee Puntland oo maanta ka bilabanaya 9 Gobol ee Puntland

10 June 2023 (Puntlandes) Maanta oo taariikhdu tahay 10 bisha Jun 2023 waxaa dhammaan Puntland, 9 Gobol, ka bilowday Imtixaankii Shahaadiga ee fasalka 4aad ee Dugsiga Sare oo ay u fariisteen 7 534 arday iyo fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe oo ay u fariisteen 15 092 arday.

Sanadkaan waxaa ka mid ah Ardayda u fadhiisatey imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda Puntland Ardayda Iskuulada gobolka Sool oo ay ka midka yihiin degmooyinka Laascaanood, Xudun iyo Taleex.

About The Author