Wararkii u dambeeyey & khasaaraha Dagaalka Garowe

20 June 2023 (Puntlandes) Dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo mucaaradka ka soo horjeeda muddo kordhinta uu madaxweyne Deni wada ayaa ee Garowe oo wali sacda ayaa keenay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Khasaaraha dagaalka ayaa ah inta la xaqiijiyey dhimasho 4 qof oo shacab ah iyo dhaawaca tobaneeyo kale ayaa la geeyey cisbitaalka Guud iyo Qaran Hospital.

Dagaalka ayaa weli socda lamana xaqiijin karo khasaaraha labada ciidan oo isu adeegsanaya hubka waa weyn.

About The Author