Gen Siciid Dheere oo gaarey Jiida horre ee Gobolka Sanaag
Cutubyo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland oo xalay ka ruqaansaday fariisimahooda ayaa galinkii hore ee maanta gaarey deegaano ka tirsan...
Cutubyo ka tirsan ciidanka difaaca Puntland oo xalay ka ruqaansaday fariisimahooda ayaa galinkii hore ee maanta gaarey deegaano ka tirsan...
19 July 2016 (Puntlandes) Wasiirka Gaashandhigga DFS Gen.Cabdiqaadir Sheekh Cali (Diin) oo uu waheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Maxamed...
19 July 2016 (Puntlandes) 10 xildhibaan oo ka mid ah 27 ka xildhibaan ee Golaha Deegaanka Degmada Garoowe ayaa mooshin xil...
19 July 2016 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS ayaa maanta deeq Raashiin ah ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, dowladda goboleedka Koofur...
19 July 2016 (Puntlandes) Taliyaha cusub ee howgalka midowga Afrika ee AMISOM janaraal Cismaan Nuur Subagle, ayaa xilka si rasmi...
Daawo Video: Madaxweyne Erdogan "Hadii aan 10 ilaa & 15 daqiiqo hoteelka sii joogi lahaa waa la idili lahaa ama...
19 July 2016 (Puntlandes) Shalay ayaa waxaa magaalada Gaalkacyo ka dhacday Munaasabad lagu dhaarshay Golaha cusub ee Deegaanka Degmada Gaalkacyo waxaana...
19 July 2016 (Puntlandes) Wajigii 5aad ee dhismaha wadada Wadaagsin oo isku xirta Garacad iyo Galdogob ayaa laga bilaabay Deegaanka...
18 July 2016 (Puntlandes) Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa waxa uu ka hadlay isagoo waraysi siiyey radio...
18 July 2016 (Puntlandes) Wararkii u dambeeyey ee Dagaalkii maanta ee Puntland & Somaliland ayaa sheegaya inay dhanka Puntland ka...