Wararka maanta

Shirkii Kismaayo & Damaca xil kororsiga Dawladda

Shirkii  Kisamaayo   waa  markii  ugu horaysay  ee   hoggaamiyayaasha   Soomaalida   loodaayo  go, aan ka gaarista masiirka ummadooda   tan iyo    xiligii ay burburtay  Dawladdii  dhexe  ee Soomaaliya..   Wuxuu  ahaa  shir   Qaran  oo  ay   isku  yimadeen    hoggaanka dalka   heer Qaran  ilaa heer  maamul gobolleedyo,  waxaana  ka sugayney   go. Aan taariikhiya  ummadduna...