Daawo RW Khayre oo sheegay in EU ugu deeqday Somalia 215 milyan (Akhriso warsaxaafadeedkii EU oo aysan ka muuqan)
06 Maj 2018 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Somalia mudane Xassan Cali Kheyre oo ka warbixiyay safarkii Brussels iyo natiiijooyinkii kasoo baxay kulamadii...