Sawirro: Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada puntland oo Tababar u soo xirtay 200 Macalin oo ka kalayimi Dugsiyadda Hoose/dhaxe ee puntland.
03 Agosto 2017 (Puntlandes) Tababar kor loogu qaadayo tayada macalimiinta Puntland ayaa lagu soo gabagabeyey xarunta kulliyadda macalimiinta GTEC oo...