War-saxaafadeed: Xildhibaanada BJFS ee kasoo jeeda Somaliland oo si weyn u cambaareeyay go’aanka SSC-Khaatumo loogu ogolaaday ka qeyb galka shirka Golaha wadatashiga Qaranka
13 April 2025 (Puntlandes.com) Xildhibaanada BJFS ee kasoo jeeda Somaliland oo War-saxaafadeed soo saaray ayaa waxay si xoogan u cambaareeyeen go’aanka...