Sawirro: Madaxweyne Deni oo qaabilay taliyaha hawlgalada gaarka ah ee Maraykanka ee bariga Africa
06 April 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee...