Dhagayso: Wasiir Odowaa “La tashiga maamul goboleedyada ma qeexne,…. way maqlayeen sida dadweynaha”

84b

29 jun 2015 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Odowaa  ayaa maanta mar uu Baarlamaanka Xasan Sheekh hor tagay oo ka hadlayey Gudiyadii ay dawlaha Jubaland iyo Puntland qaadeceen waxa uu sheegay inaan tashiga maamul goboleedyada qeexnayn, shaqadii ay waday wasaaradiisuna aynan qarsoonayn sida ay dadweynahu u maqlayeen ayey u maqleen iyana!!! CAJIIB.

Xasan Sheekh iyo tolkii waataas dawladnimada laga sugayaa, ninkii jiifoow arag oo arag oo day!!! Boowe aa la tahay

Dhagayso Wasiirka Xasan


Puntlandes.com

About The Author