Golaha dhexe ee xisbiga ESPDP oo dib udoortay madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

153b

30 jun 2015 (Puntlandes) Golaha dhexe ee xisbiga ESPDP  ayaa doortay  hogaanka xukumada cusub ee shanta sano ee soo socota hogaamin doonta DDSI.

Madaxda xukumada cusub ayaa la shaaciyay waxayna kala yihiin sidan:

  1. Cabdi Maxamuud Cumara:            Madaxweynaha DDSI
  2. Maxamedrashiid Isaaq:                    Afhayeenka Baarlamaanka
  3. Aadan Kuusow:                                    Hanti dhowrka guud ee DDSI

Sadax madaxweyne kuxigeen oo la doortay ayaa waxayna kala yihiin sidan:

  1. Cabdixakiin Cigaal: madaxweyne kuxigeen ahna wasiirka Horumarinta magaalooyinka iyo Warshadaha
  2. Mowliid Haayir Xasan:  madaxweyne kuxigeen ahna wasiirka waxbarashada
  3. Sucaad Faarax: madaxweyne kuxigeen ahna wasiirka Beeraha

Puntlandes.com

About The Author