Maxkamadda G/Banaadir oo mudeysay dhageysiga Dacwad Musuq-maasuq ah oo loo haysto masuuliyiin ka tirsanaa hay’adaha qaar ee dowladda

05 May 2024 (Puntlandes.com) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwad Musuq-maasuq ah oo loo haysto masuuliyiin ka tirsanaa hay’adaha qaar ee dowladda.

Maxkamadda oo u mudaysay 14ka bishaan May 2024 qaadista dacwada ayaa masuuliyiinta loo haysta musuqa waxaa ka mid Maxamed aadan Jimcaale (Koofi) oo ahaa Agaasimihii hore ee Hay´adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS. kaas oo iminkana ah musharax madaxwewynaha Galmudug.

About The Author