Fadeexad: Madaxtooyadii Puntland ma saanaa u dambaysay?

0

 

Garowe (Pes): Waxaa maanta, 30-07-2014, lagu soo badhigay Saxaafada madaxtooyadii Puntland oo uu madaxweynihii PuntlandDr Gaas la ciyaaraayo caruur.Waxaa ka uu ku muuqday Dr Gaas Qosolka iyo ciyaarta  aan la cabiri karin. Khuburada wax  odorasaahi waxay shegeen in uu ku jiro caruurta cunug ka soo jeeda madaxtooyada.

410

Dhacdadaas akhristoow waxay ku soo aadaysaa iyadoo maanta lagu soo bandhigay Villa Xamar wax loogu yeeray shehiis lagu dhisayo maamul gobeleed kaasoo loo samaynayo Gobolada dhexe ee Soomaaliya. Wuxuuna ka koobnaan doonaa sida ay DFS shaacisay Laba Gobol oo kala ah Mudug iyo Galgaduud??

Maaha arintani mid sharciga waafaqsan waxaana looga goleeyahay in lagu dumiyo Puntland. Halkan riix faahfaahin

Hadaba ma saanaa u dambaysay madaxtooyadii Puntland meshii ay difaaci lahayd danaha Puntland ma waxay noqotay meel caruurta lagu ciyaarsiiyo.

Maxaa isku soo beegay caruur ciyaarsiin iyo sharci ku tumasho?

Sawiradii maanta ee Volla xamar iyo Madaxtooyada Puntland hoos ka eeg

412

413

414

415

416

417

418

419

420

421

408

409

404

405

406

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *