Sawirro: Ciidanka Puntland oo 24kii saac ee u danbeysay la wareegay talisyadii Argagixisada Daacish ku laheyd inta dhexaysa Damdamaale illaa iyo deegaanka Ina Cidoole

24 Jan 2025 (Puntlandes.com) Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa 24kii saac ee u danbeysay la wareegay talisyadii Argagixisada Daacish ku laheyd inta dhexaysa Damdamaale illaa iyo deegaanka Ina Cidoole, waxaana weli ay halkaasi ka wadaan hawlgalo amniga lagu sugayo.

Ciidanka ayaa jihooyin dhowr ah ka galay buuralayda Cal-miskaad iyagoo hore u soconaya inshallaah illaa inta ay kasoo ciribtirayaan argagixisada Daacish.

About The Author