Maxamada sare ee Somaliland ayaa go’aan laga gaaray doorasha Somaliland

18 Agoosto 2015 (Puntlandes) Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta soo saartay go’aan ay soo afjartay murankii xilliga doorashooyinka Somaliland ay dhacayso. Maxkamada ayaa ku dhawaaqday in la qabto doorashada maadaxtooyada iyo baarllamaanka 28 bisha Maarso 2017.

52

Maxkamada ayaan waxba kasoo qaadin heshiiskii saddexda xisbi ee Waddani, Kulmiye iyo Ucid ee dhigayay in doorashada la qabto December 2016.

Saddexda xisbi ee ka jira Somaliland oo Gudoomiyayaashoodu goob joog ku ahaayeen maxkamada maanta ayaa soo dhoweeyay go’aankan maxkamada sare.

Puntlandes.com

About The Author