Daawo Video: Raysul Wasaare Sharmaarke oo maanta booqasho gaaban ku tagay Kismaayo

30 Agoosto 2015 (Puntlandes)  Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo wafdi balaaran hogaaminaya ayaa waxa uu maanta booqasho gaaban ku tagay magaalada Kismaayo wuxuuna sheegay in ay meel wanaagsan marayso xallinta khilaafaadkii ka dhexeeya DFS iyo  Jubbaland.

Daawo Shirkii jaraa’id ee Raysul wasaare Sharmaarke

Daawo Shirkii jaraa’id ee madaxweyne Axmed Madoobe

Puntlandes.com

About The Author