Jariiban: Xukun qisaas ah oo lagu fuliyay Ibraahin Axmed Kooshin oo lagu helay inuu dilay taliyihii Booliska degmada Jariiban AUN Guuleed Cabdulqaadiq Kadlaaye
17 July 2026 (Puntlandes.com) Waxa saaka xukun qisaas ah ayaa lagu fuliyay Ibraahin Axmed Kooshin oo lagu helay dembiga ah inuu dilay taliyihii Booliska degmada Jariiban AUN Guuleed Cabdulqaadiq Kadlaaye.
Allaha u naxariistee Taliye Guuleed Kadleeye ayaa waxaa ku dilay magaalaga Jariiban habeen isna AUN Ibraahim, iyadoo isna maanta loo qisaasay.
Gobolka Mudug oo uu ku batay dilka macne darada ah ayaa waxaa lagu dawayn karaa in loo dilo qofkii qof dila sida maanta dhacday.